البحث

عبارات مقترحة:

الشاكر

كلمة (شاكر) في اللغة اسم فاعل من الشُّكر، وهو الثناء، ويأتي...

المليك

كلمة (المَليك) في اللغة صيغة مبالغة على وزن (فَعيل) بمعنى (فاعل)...

Kitaabka ( Dhufayska muslimka )

الصومالية - Soomaaliga

المؤلف Sh. Saciid bin Al Qaxdaani ، Maxamed Axmed Cilmi Saylici
القسم دروس ومحاضرات
النوع صوتي
اللغة الصومالية - Soomaaliga
المفردات المتون العلمية - متون وكتب صوتية
1- Ducada marka laga soo tooso hurdada , ducada xirashada dharka , ducada xirashada marada cusub , ducada qofka xiranayo maro cusub , waxa uu odhanayo qofku marka uu iska dhigayo marada. 2- Ducada galida musqusha ( suuliga) , ducada ka soo bixida musqusha , ducada waysada ka hor , ducada marka la dhameeyo waysada , ducada marka laga baxayo guriga , ducada galida guriga , ducada tagida masjidka , ducada galida masjidka , ducada ka soo bixida masjidka , adkaarta aadaanka , ducooyinka furashada salaada , ducooyinka rukuucda , ducada ka soo toosida rukuucda , ducada sujuuda , ducada fadhiga labada sujuudood dhexdooda , ducada sujuuda tilaawada , Ataxiyaatka , ku saliga nabiga s.c.w ataxiyaatka ka dib. 3- Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib inta ka horaysa salaama naqsiga , ducooyinka marka laga baxo salaada , ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon ), ducooyinka subaxdii iyo galabtii , 4- Ducooyinka subaxdii iyo galabtii , ducooyinka hurdada , ducada qofka galgalashada leh habeenkii , ducada saska ama argagaxa iyo qofka cabsi lagu ibtileeyay habeenkii , waxa uu samaynayo qofku hadii uu arko riyo xun ama hawaawi habeenkii , ducada qunuutka witriga , ducada marka laga baxo salaada witriga.